Baro Naftaada si aad goal u gaartid


Ma ubaahnid marwalbo inaa dhageeste ahaataa oo qaadataa fikradaha dadka kugu gadaaman iyo jadwaladooda u gaarka ah sidoo kale ma ubaahnid in shaqsiyadaada qof kale tiisa aad ku dabaqdid waayo dadkaa faraha badan oo illahey uumay ma ahan kuwo iskumida dhanka fikirka , rabitaanka iyo waliba hadafka. Waxaa arkeysaa qof walbo meel asaga uu doortay inuu jiro tusaale hebel dhaqtar ayuu noqday hebelna injineer dabcan naftooda ayee dhageesten una dooren halki ay rabtay sidaas si lamida ha raacin wadada uu qaday hebel oo saxiibkaa ah ama shaqsi kle oo aad meel ku argtay haka ogolaan qofna inuu kuu sheego waxaad sameen laheed iyo tilaabadii aad qaadi laheed waayo qof og malhn shaqsiyadaada iyo rabitaankaaga adiga mooyee

Noqo mid daraaseeya nafsadiisa , la sheekeesta  kana ogaada waxa walboo ay rabto inee noqoto,waxa ay tiigso leedahay iyo tilaabada ay dooneeso in ay qaadabo  kaliya adiga ayaa ku filan naftaada si eey u rumeeso hadafyadeeda guul la taaban karana uga gaarto



Comments