Saxiib dhageesta u noqo nafsadaada

 Mararka qaar waxaa dhacda inaad weeso qof ku dhageesta ,ku dareema kula qeebsada waxyaabaha aad tabaneeso maxaa yeelay xanuunada lala aamuso way ka xunyihiin kana saameen badan yihiin. waxaa dareemesaa culees farabadan waxaa ubaahantahay meel aad ku nafisto iyo walibana qof ku dhageesta ku dareema kuuna naxariisto si culeeska kaaga yaraado .waxaa macquula inaad heesato waalid ,walaal iyo saxiib kuu dhaw saas ay tahane xaladaha qaar waxa ismoodaa ina tahay cidlo oo garbkaaga maranyahy waayo maskaxdaada aad ayaad mashquul ugu dhigtay naftsadaada 

hadabo waxaa ilooowsantahy in aad ka maarmi karto dadka kale si ay kuu dhageestaan sababtoo ah adi ayaa ah saxiibka ugu dhaw uguna wanaagsan naftaada sidee ugu ogolataa in ay u baahto shaqsi kale waa ku filantahy dhageesiga iyo samir siinta naftaada kaliya ahaaw qof iimankiisu taam yahy allane ku kalsoonaw waayo shar iyo kheyrba wa qadar adiga ku qoran markaste oo aad murugooto xasuusi naftaada farxadihii ay soo martay kadibna ku shukri alla (sw) ogoowna dhibta laguma waaro waa laga dhamaadaa.

Aqrista hadaa halahaan isla soo gaarnay sameey 3 qodob oo kaliya waxaa ku balanqadaa in aad ku filnato noloshaada shaqsi aadan ku tiirsanaan oo aad gooni isku taagtaa meelna iska soo saartaa inshaallah

  1. wanaaji xiriirki alle (sw).
  2. saxiib u noqo naftaada.
  3. xiliyada adag ee so mara garb buuxa u noqo adoo u sameenayo dareenkeeda inaa dhageesata la shekesataa qoraal ku waa nafis.
waa rajeynaa inaa naftaada isku filnaasho gaarsiisaa qofnimadaada ne aad soo bandhigtaa waqtiyada adag ne aad  garab u ahaata waligaa daciifnimo ha qaabilin aamin inaa tahy qof adag.

waa ku mahadsantahy soo booqashadaada.

Comments