Posts

Image
Saxiib dhageesta u noqo nafsadaada   Mararka qaar waxaa dhacda inaad weeso qof ku dhageesta ,ku dareema kula qeebsada waxyaabaha aad tabaneeso maxaa yeelay xanuunada lala aamuso way ka xunyihiin kana saameen badan yihiin. waxaa dareemesaa culees farabadan waxaa ubaahantahay meel aad ku nafisto iyo walibana qof ku dhageesta ku dareema kuuna naxariisto si culeeska kaaga yaraado .waxaa macquula inaad heesato waalid ,walaal iyo saxiib kuu dhaw saas ay tahane xaladaha qaar waxa ismoodaa ina tahay cidlo oo garbkaaga maranyahy waayo maskaxdaada aad ayaad mashquul ugu dhigtay naftsadaada  hadabo waxaa ilooowsantahy in aad ka maarmi karto dadka kale si ay kuu dhageestaan sababtoo ah adi ayaa ah saxiibka ugu dhaw uguna wanaagsan naftaada sidee ugu ogolataa in ay u baahto shaqsi kale waa ku filantahy dhageesiga iyo samir siinta naftaada kaliya ahaaw qof iimankiisu taam yahy allane ku kalsoonaw waayo shar iyo kheyrba wa qadar adiga ku qoran markaste oo aad murugooto xasuusi naftaada ...

Baro Naftaada si aad goal u gaartid

Image
Ma ubaahnid marwalbo inaa dhageeste ahaataa oo qaadataa fikradaha dadka kugu gadaaman iyo jadwaladooda u gaarka ah sidoo kale ma ubaahnid in shaqsiyadaada qof kale tiisa aad ku dabaqdid waayo dadkaa faraha badan oo illahey uumay ma ahan kuwo iskumida dhanka fikirka , rabitaanka iyo waliba hadafka. Waxaa arkeysaa qof walbo meel asaga uu doortay inuu jiro tusaale hebel dhaqtar ayuu noqday hebelna injineer dabcan naftooda ayee dhageesten una dooren halki ay rabtay sidaas si lamida ha raacin wadada uu qaday hebel oo saxiibkaa ah ama shaqsi kle oo aad meel ku argtay haka ogolaan qofna inuu kuu sheego waxaad sameen laheed iyo tilaabadii aad qaadi laheed waayo qof og malhn shaqsiyadaada iyo rabitaankaaga adiga mooyee Noqo mid daraaseeya nafsadiisa , la sheekeesta   kana ogaada waxa walboo ay rabto inee noqoto,waxa ay tiigso leedahay iyo tilaabada ay dooneeso in ay qaadabo   kaliya adiga ayaa ku filan naftaada si eey u rumeeso hadafyadeeda guul la taaban karana uga gaarto